Fadlan si taxaddar leh u akhri shuruudaha iyo xaaladaha hoos ku qoran. Markaad sii wadato isticmaalka website-ka zenhpbusiness, waxaad si toos ah u oggolaanaysaa inaad raacdo shuruudahan. Haddii aadan ku raacsanayn, fadlan jooji isticmaalka website-kan.
Oggolaansho (Acknowledgment)
Markaad isticmaasho website-kan, waxaad oggolaatay:
- Inaad raacdo shuruudaha iyo siyaasadaha ku qoran boggan.
- Inaad u isticmaasho website-ka ujeeddo sharci ah oo sax ah.
- In macluumaadka ku jira website-kan uu yahay mid guud oo waxbarasho ah, loogana dan leeyahay in lagu caawiyo dadka ku cusub dhismaha website.
Xiriiriyeyaasha Bannaanka (Links to Other Websites)
Website-keenu waxa uu ka koobnaan karaa links ay bogag kale leyihiin oo aanan annagu maamulin. Ma lihin wax mas’uuliyad ah oo ku saabsan waxa ku jira ama asturnaanta bogaggaas. Waxaa muhiim ah inaad akhriso siyaasadaha bog kasta oo aad booqato adiga oo ka sii baxay boggeena.
Joojinta Adeegga (Termination)
Waxaan xaq u leenahay inaan si ku-meel-gaar ah ama joogto ah u joojin karno gelitaankaaga website-ka haddii, Aad jebiso shuruudahan.
- Aad u isticmaasho website-ka si wax u dhimaya adeegsadeyaasha kale ama nidaamka
- Ama haddii ay lagama maarmaan noqoto arrin amni ama sharci darteed
Xadidnaanta Mas’uuliyadda (Limitation of Liability)
Website-kan waxa uu bixiyaa macluumaad guud oo waxbarasho ah. Sidaas darteed:
- Ma dammaanad qaadno in dhammaan macluumaadka ku jira uu yahay mid sax ah ama la cusbooneysiiyay mar walba.
- Annagu mas’uul kama nihin wax khasaare ah, mid toos ah ama dadban, oo ka dhasha isticmaalka website-ka, ayadoo sabab kastaba keentay.
- Waxaad isticmaalaysaa website-kan adigoo ogsoon in xogta la bixinayo ay tahay mid guud oo aan la jaan qaadi karin xaalad kasta oo gaar ah.